Skip to main content

Sunday 7 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Bariga Dhexe

Aragti |
Xilli dagaalka Maraykanka iyo Israa’iil ay sida wadajirka ah ugu qaadeen Iiraan uu sababayo burbur baaxad weyn, haddana inta u badan indhaha dunidu waxa ay ku jeedaan marinka Hormus, marinkan cidhiidhiga ah ee shan meelood meel shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee dunidu maro. Xilliyada caadiga ah,…

Wacaal |
Wada-hadal aad u adag oo Maraykanka iyo Iiraan ku dhex maray Islaamabaad ayaa xalay soo dhammaaday, iyada oo aan waxba la isku afgaran. Wada-xaajoodkan oo ahaa mid adag, dhacayay xilli aad u kakan haddana heer sarreeyay ayaa ay u kala dabqaadaysay Baakistaan oo ku guuleysatay in ay labada dhinac…

Maraykanka iyo Iiraan ayaa xalay aqbalay xabbad joojin ay ka shaqeysay Baakistaan, taas oo ay labada dhinacba soo dhaweeyeen, xilli uu gobolku qarka u saarnaa in ay colaaddu ka sii darto, ka dib markii la gaadhay muddadii uu Madaxweyne Trump u qabtay Iiraan in ay ku furto marinka Hurmus, haddii…

Shirkadda duulimaadyada dalka Kiiniya ayaa sheegtay in dalabka kuraasta duulimaadyadeedu si weyn u kordhay mudooyinkii ugu dambeeyay, taas oo ay sabab u yihiin saamaynta xiisadaha ka aloosan bariga dhexe. Shirkaddu, waxa ay sidoo kale caddaysay in inta badan korodhka dalabkaasi uu ka yimi suuqyada…

Faaqidaad |
Weerarrada qorshaysan ee sida wadajirka ah looga fuliyey goobaha millatari iyo nukliyeer, sidoo kalena lala eegtay hoggaanka sare ee Iiraan, oo uu ka mid yahay dilka Aayatullaah Khaamina’i, waxa ay u qaadanwaa ku noqotay nidaamka siyaasadeed ee Iiraan, waana xaalad ka xidhiidh furantay jidkii…

Maalmihii u danbeeyey waxa bogagga hore ee saxaafadda haystay magaca ‘Abraham Accords’. Haddaba, aynu ka jawaabno waxa uu u taaganyahay heshiiska Abraham? Heshiiska Abraham waa heshiisyo diblomaasiyadeed oo la saxeexay sannadkii 2020-kii, kuwaas oo lagu caadiyeeyay xidhiidhka ka dhexeeya Israa’iil…

Waraysi |
Xamiid Dabbaashi, waa aqoonyahan Iiraani ah oo haysta dhalashada Maraykanka, waxaanu Deraasadaha Iiraan iyo Suugaanta ka dhigaa jaamacadda Kolombiya ee Niyuu Yook, waraysi gaar ah oo uu siiyey al-Carabi al-Jadiid, waxa uu kaga warramayaa weerarka Iiraan lagu qaaday, oo uu u arko tallaabo ay…

Maqaalkan waxa aan ku dul istaagi doonaa maxsuulka ay la huleeleen dhinacyada iskahor-imaadka Bariga Dhexe, oo kala ah Israa'iil iyo Maraykanka oo dhinac ah, iyo dalka Iiraan oo dhinaca kale ah. Qiimeyntani waxa ay isku xidhaysaa dhacdooyin badan, iyadoo ku dhisan arragtida loo yaqaan ‘Game Theory’…

Maqaalkan oo xuquuqdiisa ay leedahay Al-Jasiira isla mar ahaantaana madasha Geesku ay soo turjuntay waxa uu ka faalloonayaa nooca isbahaysi ee u dhexeeya saddexda dawladood ee kala ah; Shiinaha, Ruushka iyo Iraan. …

Bishii Ogos ee sannadkii 1945-kii waxa uu Maraykanku ku dhuftay Jabbaan labo bambo oo nukliyeer ah. Labo magaalo, Heroshiima iyo Nagasaaki, ayaa uu ka dhacay wax u eeg qiyaamihii waxana ku dhintay dad ku dhaw rubuc malyan. Waxa ay ahayd dhacdadii ugu saameynta badnayd qarnigii tagay taas oo muddo…

Subscribe to Category Page