Skip to main content

Wednesday 16 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Baraha bulshada

Aragti |
Tan iyo goortii ay dhulka Soomaalida soo gaartay caaradda hore ee edegowga dunida iyo barakada intarnaydku, waxaa si tarab-tarab ah u soo baxayay dhalinyaro badan oo si kala duwan caan uga noqonayay baraha bulshada ee Soomaalidu ku kulanto, kuwaas oo aan caannimada waxba uga hoosayn. Dhalinyaradaas…

Dhaqan |
Markii aan ka tagay xirfaddaydii qareennimada oo aan galay waxa maanta loo yaqaan “hal-abuurka dijitaalka”, ujeeddadaydu waxay ahayd mid sahlan oo cad: inaan dadka la wadaago farshaxankayga. Xilligaas, sawir-qaadayaasha Nayroobi waxaa lagu aqoonsan jiray shaqadooda, qaabka ay wax u sawiraan,…

Faaqidaad |
Horraantii 2025, Dawladda Faransiiska ayaa ku eedaysay ninka adduunka ugu maalqabeensan, Elon Musk, ahna mulkiilaha barta caanka ah ee X oo hore loo odhan jiray Twitter, in uu faragaliyay doorashooyinka isaga oo isticmaalaya Algooriisamka iyo aaladda garaadka macmalka ah. Xeer-ilaaliyeyaasha…

Markaan baraha bulshada dhex mushaaxo, badanaa niyadjab hor leh ayaan ka qaadaa, waxaanan dareemaa in dunida oo dhan uu dab ka kacay, dadka oo idilna nacayb awgii uu midba mid kale dibnaha u cunaayo. Laakiin, kolka aan bannaanka u soo baxo ee aan dhex qaado jidadka Niyuu Yook, si aan koob bun…

Haddii aad akhriyeysid maqaalkan, waxa suurogal ah in aad lingaxa maqaalka kasoo heshay baraha bulshada, oo uu kaaga soo horbaxay qoraallada tirobeelka ah ee baraha bulshada is weydaaranaya, kuna saabsan hal mawduuc. Wakhti xaadirkan waxa suurogal ah in la qaadaadhigayo mawduuca [dagaalka Israa’iil…

Feker |
Waaqaca iyo dunida mala’awaalka ah Inta badan waxa la adeegsadaa ereybixinaha dunida mala’awaalka ah iyo waaqaca fogaan-aragga ah, iyada oo loo jeedo isgaadhsiinta iyo baraha bulshada dijitaalka ah, oo cilmiga bulshadu aad u daneeyo beryahan dambe. Walow oo la adeegsado ereyga mala’awaal, haddana…

“Iminka, wax kasta waa isbeddeleen,” waa odhaahda ay ugu hadalhaynta badan yihiin jiilashii hore. Waxa ay gaboobeen iyada oo tabihii noloshu, maalinba maalinka ka dambeeya, ay sii fududaanayaan. Wax kasta, iminka si fudud ayaa ay ku faafaan. Ku abaabulmaan. Arrimo si u dednaa, ayaa si yar u feydma.…

Dhaqankii abkasoogaadhka ahaa ee is haybsiga, waxa uu heeryihiisi u la soo wareegay dunida dhijitaalka ah. Muddadiiba, deegaannada Soomaaliyeed, waxa ka dhaca dagaallo sokeeye. Dagaalladaas sokeeye waxa ay naafeeyaan wax kasta oo kaabe nololeed ahaa, noqonna karayay. Waxaana…

Sheeko |
Muddo aniga oo aan Internet helin ayaan maalin u sadcaaley magaalo aan adeeggaas ka helayo. Qalbigeygu aad buu ugu qanacsanaa in aan u arooro Internet. Si hoose ayuu ii sii dareensiiyay farriinta farxadda leh ee i sugeysa. Haddaba markaan taleefankii furey, qacdii u horreysayba waxaan isha ku…

Subscribe to Category Page