Isbeddelka Amniga Gobolka Indiyaanka
Horraantii 2000 illaa 2012-dii oo ahaa xilliyadii budhcad badeedda Soomaaliya ay cirka maraysay, waxa sameysmay ciidamo iyo xoogag iska caabbineed oo ay dawladaha maslaxdaha ka leh gobolka iyo kuwa gobolka dhacaba ay iska kaashadeen in lagu dhiiirritiro kor u…

Laba markab oo muddo kooban gudaheed la afduubtay, hal marin-biyood oo istaraatiiji ah iyo su'aal dib u soo noqotay: Budhcad-badeednimadii Soomaaliya ma soo laabatay, mise gobolka wuxuu galay weji cusub oo khataraha badda ah? Soomaaliya iyo budhcad-badeednimada dunidu muddo dheer si aan kala go'…

Yemen ayaa xaqiijisay in koox hubeysan ay afduubteen markab shidaal oo marayay Gacanka Cadmeed, iyadoo wararku sheegayaan in markabkaas hadda loo kaxaystay dhanka xeebaha dalka Soomaaliya oo hore loogu qabsaday labo markab oo kale maalmihii la soo dhaafay.
Markabkan la qabsaday oo lagu magacaabo…

Waa dabayaaqadii Diseenbar 2023. Waxaan guriga ka baxay aroor hore oo godka ay biyaha ku jiraan iyo ka ay ka sii baxayaan dirqi lagu kala garanayo. Bishan iyo tii ka horraysay waxaa magaalada Kismaayo maansheeyay biyaha roobka ee El Nino oo bahda cimilada dersa ay ku sheegeen inay toban laab ka…

Weerarrada ay Xuutiyiinta Yemeni ku qaadeen shixnadaha ganacsiga ee badda isaga gooshaa waxay raad weyn kaga tageen meel kasta, ha u darnaato kuwa u kala gooshaya Aasiya iyo Yurub e. Weerarradan oo inta badan gaadiidka badda ku beegsada dalka ay ka yimaaddeen ama ka laga leeyahay dartii, waxa…