Waxa ismaandhaaf xooggani ka dhex jiraa kooxaha cadaadiska iyo galaangalka ee Washington, iyagoo isku haya codsiyada iska soo horjeeda ee Federaalka Soomaaliya iyo gooni isu-taagga Somaliland. Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay dhaliilo kulul kala kulmaysaa xubno ka tirsan Jamhuuriga…

Xilli indhaha dunidu ku jeedaan dhibaatooyinka ka taagan Bariga Dhexe, Geeska Afrikana waxa ka jirta dhibaato aan ka halis yarayn ta Bariga Dhexe, walow tebinta warbaahinta caalamiga ahi ka sii jeeddo. Ku dhawaad laba sanno ayaa laga joogaa Heshiiskii Biritooriya ee ay kala saxeexdeen Dawladda…

Weerarrada ay Xuutiyiinta Yemeni ku qaadeen shixnadaha ganacsiga ee badda isaga gooshaa waxay raad weyn kaga tageen meel kasta, ha u darnaato kuwa u kala gooshaya Aasiya iyo Yurub e. Weerarradan oo inta badan gaadiidka badda ku beegsada dalka ay ka yimaaddeen ama ka laga leeyahay dartii, waxa…

Tan iyo intii xoogagga Xuutiyiintu ay bilaabeen in ay weeraraan gaadiidka badda ee ISraa’iil laga leeyahay bishii Nofeenbar ee kal hore, mandiqadda Badda Cas ee koonfureed halis baa ka oogan. Beegsashadaasi kolkii danbe way ballaadhatay oo waxa la beegsanayay gaadiidka badda ee ku abbaaran dekedaha…