Sheeko
Maxamuud Ibraahim “Xaaji
|
Waa Sacdiyo oo da’deedu ay tahay 16 jir. Sannadku waa 1991-kii. Magaaladuna waa Xamar. Xaalka waqtiyadaas Xamar ku sugnaydna waa aynu qiyaasi karanyaa. Waxaa inagaga filan in aynu ku soo koobno waa goob uu dagaal-sokeeye oo ba’ani ka socdey. Afka uun baa ereyga “dagaal-sokeeye” iska bartaye…