Aragti
Mukhtaar Cajab
|
Hay'adaha maaliyadeed waxay door weyn ka ciyaaraan horumarka dhaqaale ee dal kasta. Waxay ka kooban yihiin bangiyada ganacsiga, bangiyada horumarinta, hay'adaha maaliyaddeed ee maalgeliya ganacsiga yar-yar (microfinance), ururrada iskaashatooyinka amaahda (credit unions), shirkadaha caymiska…