Waxa maalmihii u dambeeyay ka taagnaa Cisbitaalka Guud ee Hargaysa cabashada dadka kelyaha loo sifeeyo iyo dhibaatada ku xeeran adeegga kelyo-sifaynta, oo ay baahida iyo adeeggu kala badanyihiin.
Xukuumadda uu Cabdiraxmaan Cirro gadhwadeenka ka yahay waxay ballanqaaday in ay tabashadan…