Qof walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira. Waxa ay, se, u daran tahay marka qof haya awood siyaasadeed ama mansab bulsho uu ku dhaco xanuunka awoodbararku. Awoodbararku waa marka qofka xil sare loo dhiibay uu xadhkaha goosto – xeerka, xigmadda iyo xishoodkaba ka tago. Qofka binii-aadamka ah, marka…

Sida aadamuhu u jecelyahay in uu dadka kale u taliyo waa arrin amakaag leh. Ma fahmo sababtiisa, sida aanan u fahmin sababta uu qof u jecelyahay in uu carruur dhalo ama uu ciyaaro shaxda Settlers of Catan. Xitaa mala’awaallada roomaansiga ah ee ku dhisan is jajuubku iima cuntamaan si shakhsi ah.…

Ururka BRICS waxa uu abbuuray weydiimo badan oo ku saabsan dabeecadda degel-siyaasadeed. Laga soo bilaabo markii la unkay ururkan tobankii sanno ee ugu horreeyey qarnigan, waxa jiray qiimayno aad u kala tagsan oo ku saabsan koboca isbahaysigan cusub: qiimayno ka dayrinayay sii jiritaanka…

Qofku marka uu u kala socdaalayo laba dal, badanka waxa uu isku sarrifaa lacagaha labadaas dal; ka uu ka baxayo iyo ka uu ku socdo. Inta badanna waxa jira qaddar kayd u ah oo uu ugu talogalay xaaladaha degdegga ah. Badanka kaydkaas waxa uu ku haystaa lacag caalami ah oo meel kasta lagu sarrifi…