Waraysi
Faysal Cali
|
Samiira Gaydh oo ah falanqeeye amni ayaa Geeska uga warrantay caqabadaha iyo dib u dhacyada ay xukuumaddu kala kulantay al-Shabaab muddooyinkii u danbeeyey, iyo sidoo kale hubanti la'aanta mustaqbal ee hawl galka Nabad ilaalinta Midawga Afrika.…