Muuse Faki wuxuu xilka guddoonka Guddiga Midawga Afrika bannayn doonaa Febraayo 2025. Waxa ay tahay in uu beddelo muwaaddin ka soo jeeda dalalka Afrikada Bari, kuwaas oo—Kiiniya ilaa Komoroos—musharraxiintu isa soo tarayaan.
Faallada Bahda Geeska
Qoraalkan waxa lagu falanqaynayaa doorashada…

Reer Afrika iyo duniduba waxay bisha Meey 25 xusaan Maalinta Afrika oo ku began dharaartii la asaasay Ururkii Midnimada Afrika. Waa xus sannadle ah oo la isku xasuusiyo guulihii ay madaxdii Afriki ku xaqiijisay in ay abuurto urur-goboleed dalalka isu keena oo is dhex geliya. Waddanka Itoobbiya ayaa…

Geeska Afrika qalalaase siyaasadeed ayaa ka oogan. Min Soodaan ilaa Soomaaliya, min Yugaandha ilaa Itoobbiya, xaaladaha waa laga dayrinayaa. Haddaba urur-goboleedka IGAD maxaa u danbayn doona, ayuu is wayddiinayaa Matthew Chandler de Waal.
Dagaalka mijaxaabiyay Soodaan, macaluusha ku…

Midawga Afriki markii uu taallo u taagay madaxweynihii Tansaaniya, Nayreeri, dadku way ku kala qaybsameen, balse waxa ka muuqda weynaanta raadkii uu lahaa hoggaamiye ahaan
Kolkii kowaad ee aan imi Xarunta Midawga Afrika ee Addis Ababa, sannaddii 2016, waxa socday shirweynihii madaxda.…

Afriki mooqif xalaal ah ayay ka qaadatay arrinta Qasa iyo qaddiyado kale oo badan oo caalami ah. Caqabadahaas caalamiga ah se waxa aynu si muuqata wax uga qaban karnaa haddii aynu gudaheenna u soo jeesanno oo aynu dhakhso u xallinno mushkiladaha ka taagan.
Shirweynihii Midawga Afrika ee…

Aqoonyahanka reer Maraykan ee Baawal D. Wilyamis ayaa Geeska uga warramay deraasadda ballaadhan ee uu ku sameeyay hawlgalkii nabad-ilaalinta ee Midawga Afrika (AMISOM) oo Soomaaliya joogay 2007 ilaa 2022 iyo mustaqbalkiisa.
Hawlgalka Midawga Afrika ee Soomaaliya (oo magaciisa loo soo…