Muddo ka badan hal sanno waxa isa soo tarayey, baaqyada xukuumada ee dib u bilaabista wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah xarakada argagaxisada ah ee al-Shabaab, mana jiraan wax tilmaamo ah oo muujinaya xilliga xukuumadu qaadayso hawlgallada militari ee ay sheegtay. Xarakada…

Madaxda sarsare ee Soomaaliya waxay in badan ka haldaan baahida loo qabo in Hawlgalka Kumeelgaadhka ah ee Midawga Afrika (ATMIS) uu waqtiga loo qabtay, oo ah dabayaaqada sannadkan, kaga baxo dalka, iyaga oo isla markaa ku tiiqtiiqsanaya heerka ciidammada qalabka sida iyo laamaha amniga ee dalku u…