Skip to main content

Saturday 16 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

ATMIS

Waraysi |
Samiira Gaydh oo ah falanqeeye amni ayaa Geeska uga warrantay caqabadaha iyo dib u dhacyada ay xukuumaddu kala kulantay al-Shabaab muddooyinkii u danbeeyey, iyo sidoo kale hubanti la'aanta mustaqbal ee hawl galka Nabad ilaalinta Midawga Afrika.…

Aragti |
Maqaalkan wuxuu soo koobayaa aragtida Dr Afyare ee ku wajahan in wadahadal la la galo ururka argagaxisada ah ee al-Shabaab, wuxuu ku sababaynayo iyo sida aragtidiisa hawshaa loo galayo.…

Faaqidaad |
Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in si tartiibtartiib ah loo saaro ciidammada nabad-ilaalinta ee Afrika, waxayna ka digtay in ammaanku xumaado, dokumentiyo ay Reuters ay aragtayna waxay muujinayaan dalalka jaarka oo ka werwersan in kooxda al-Shabaab ay xukunka la wareegi karaan. Hawlgalka…

Madaxda sarsare ee Soomaaliya waxay in badan ka haldaan baahida loo qabo in Hawlgalka Kumeelgaadhka ah ee Midawga Afrika (ATMIS) uu waqtiga loo qabtay, oo ah dabayaaqada sannadkan, kaga baxo dalka, iyaga oo isla markaa ku tiiqtiiqsanaya heerka ciidammada qalabka sida iyo laamaha amniga ee dalku u…

Soomaaliya ayaa horraantii bisha Meey 2024 dalbatay in albaabbada la isugu dhufto Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya ee UNISOM. Xafiiskan oo magaciisa iyo waajibaadkiisaba dhawr jeer la bedbeddalay, waxaa la asaasay bishii Abriil 1992, xilligaas oo dagaallo aad u qadhaadhi ay dhex…

Subscribe to Category Page