اثيوبيا، تيجراي، تيغراي، الحبشة ، مملكة الحبشة، اكسوم، اقليم تيجراي، حرب تيجراي، شمال اثيوبيا، القرن الافريقي، النجشاي، الصحابة، فجر الاإسلام، العهد النبوي، تركيا، ارتريا
Dadka arrimaha bulshada u dhaqdhaqaaqa iyo hoggaanka bulshada ayaa dib u furay xuduudka eretariya ee ka gudba tuulada Zalambessa, waa shan sanno ka dib oo uu xuduuddani xidhnayd. Marka si guud loo eego, waa tallaabo u muuqanaysa horumar wanaagsan oo uu deegaanku sameeyey, se haddana waa…

Jid cidhiidhi ah, boodh badan oo qarfo ah waxa dhinac teedsan teendhooyin ay ka muuqato astaanta buluugga ah ee Qaramada Midoobay, oo muddo afar sanno ka badan hoy u ah 28 kun oo qof oo qaxoonti ah. Xerada Adi Mehameday waxa ay 82 km u jirtaa magaalada Shire, ee gobolka Tigray, waqooyiga Itoobbiya.…