Skip to main content

Saturday 12 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

أثيوبيا

Faaqidaad |
Waxa muuqata in iskudayga Getachew Reda ee iskudheellitirka xejisashada kaalinta siyaasadeed iyo sarkaxaadinta hadalka ay ku hoos jirto halis dhab ah oo lagu caadiyeynayo ka baxsashada ciqaabta ku habboon burburintii gobolka Tigrayga. Sarkaxaadinta hadalku waa mid masuuliyadda lagu dafiri karo,…

Hay’adda Duulimaadyada ee Eretariya ayaa go’aan ay soo saartay ku amartay shirkadda duulimaadyada ee Itoobbiya in ay joojiyaan duulimaadyadooda Asmara laga bilaabo 30-ka Sebtembar, balse, shirkadda Duulimaadyada ee Itoobbiya ayaaba ka hormartay oo joojisay duulimaadyadeedii Asmara saddexdii bisha,…

Waraysi |
Tom Gardner oo Economist uga soo warrama Afrika ayaa Geesku kala sheekaystay siyaasadda Itoobbiya iyo buuggiisa cusub ee ku saabsan “Mashruuca Abiy Axmed”. Markuu Abiy Axmed xukunka yimid 2018, gariirkii siyaasadeed ee horseeday imaatinkiisa, gilgiladkiisii waxaa laga dareemay dhammaan…

Subscribe to Category Page