Filin-soosaaraha rugcaddaaga ah ee reer Itoobiya, Xayle Gerima, waxa uu kaqaybgal soojiidasho leh ku lahaa bandhigga Shaneemada Caalamiga ah ee Baarliin (16 ilaa 22-kii Feebarweri), iyadoo filinkiisii u dambeeyey ee “Libaaxyo Madow iyo Yeyda Roomaanka” lagu soo bandhigay. Girma waxa kale oo uu…

Haayadda Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in ay diiday in dib u cusboonaysiinta aqoonsiga warbaahinta saddex ka mid ah wariyeyaasha Wakaaladda Wararka ee Reuters. Sidoo kale Wakaaladdan ayaa laga reebay warbaahintii ka qayb gashay Shirkii Midawga Afrika ee Addisababa ka dhacay 24-kii ilaa 25- kii…

Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Orduqaan ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago Itoobiya iyo isu tagga Imaaraadka Carabta isniinta iyo salaasada toddobaadkan. Booqashadan ayaa u muuqata mid uu Turkigu ku xoojinayo xidhiidhka laba geesoodka ah ee u la leeyahay waddaman oo saamayn ku leh galalka…

Waxa muddooyinkii dambe isa soo taraysay xiisadda colaadeed ee soodinta gobollada Waqooyiga Itoobiya ee Tigreey iyo Amxaara, waxana in muddo ah socday abaabul ciidan oo ay dhinacyadu wadeen. Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa ay, haddaba, xaaladdu isu beddeshay iska-hor-imaadyo hubaysan oo…

Buugga Hiwot Teffera ee "Tower in the Sky" kaliya maaha mid soo gudbinaya mid ka mid dhacdooyinka taariikheed ee ugu muhiimsan taariikhda Itoobbiya ee sidoo kale waa mid ka mid ah qisooyinka ugu quruxda badan, taas oo ku saabsan, Jacayl, guuldarro iyo Kacdoon.
Mid ka mid ah…