Skip to main content

Saturday 14 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Argagixiso

Wacaal |
Xubno ka mid ah Kongereska Maraykanka ayaa si weyn u cambaareeyay gumaadka ay xoogagga RSF ka geysteen magaalada Faashir ee galbeedka Suudaan oo ay qabsadeeen labo cisho ka hor. Guddoomiyeha Guddida Xidhiidhada Arrimaha Dibedda ee Aqalka Sare ayaa bartiisa X ku sheegay in waxa Faashir ka dhacay ee…

Aragti |
Qarnigii tagay waxa uu Soomaalida ku sagootiyay qalalaase bulsho iyo mid siyaasadeed oo xooggan. Waxa uu kaga tagay dagaalladii sokeeye ee ugu badnaa ee dhex mara qabiillada iyo kooxo siyaasadeed oo keenay qax baahsan iyo nugayl qotodheer oo horseeday in boqollaal kun oo Soomaali ahi u dhintaan…

Buug |
Cabdiraxmaan al-Kawaakibi buuggiisa “Dhaqammada Kelitalisnimada” waxa uu ku iftiiminayaa kelitalisnimada siyaasadeed, isaga oo ku ladhay tilmaamo aad u liita. kelitaliyaha waxa uu gaadhsiinayaa heer marka uu kursigiisa uu dhaxlay ku fadhiisto, madaxiisana taajka la saaro uu isu arko in uu…

Subscribe to Category Page