Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

argagaxiso

Wacaal |
Dagaalka Maraykanka ee ka dhanka ah ‘argagixisada’ ee Soomaaliya isma uu beddelin, xilli ay hoos u dhaceen hawlgalladiisii uu ka fulinayay gobolka Saaxiil ee Afrika, iyada oo ay jirto in deegaankaas, oo fidsan inta u dhexeysa dalalka Maali, Neyjar iyo Burkiina Faaso, lagu tilmaamo meelaha ugu…

Aragti |
Hordhac Burburkii Jamhuuriyadda labaad ee Soomaalida ka dib, waxa uu dalku galay xaalad marnaan ah oo aanu jirin nidaam bulshada kala haga. Dagaalladii sokeeye iyo fawdadii dalka ka jirtay ka dib, waxaa dalka laga yagleelay Jamhuuriyad saddexaad oo, markaa, aad daciif u ahayd, maaddaama oo ay…

Feker |
Siyaasadda ku dhisan dirirta iyo loollanka, una xuubsiibata ciidamaynta iyo dagaallada fool-ka-foolka ah iyo xasaradaha isir, waxa tilmaamaheeda ka mid ah dhib kasta oo la isku raaco in la iska fogeeyo, lagu nabo cidda kasoo horjeedda dhinacaas kale, eedda iyo masuuliyadda waxaasna dhakada…

Faaqidaad |
Soomaaliya waxa ay gashay xaalad amni oo cakiran, iyadoo uu sii xoogeysanayo iska horimaadka u dhexeeya dowladda Federaalka iyo ururka al-Shabaab. Dagaalka oo markii hore ahaa weerarro goos-goos ah, ayaa hadda isu beddelay dagaal fool-ka-fool ah, kaas oo u muuqda mid ay al-Shabaab ku doonayso inay…

Hordhac: Dagaalka u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo ururka al-Shabaab ee xidhiidhka la leh ururka al-Qaacida ayaa galay marxalad adag, iyadoo kooxda xagjirka ahi ay kordhisay weerarradeeda, si ay u gaadho guul istiraatijiyadeed oo beddeli karta awoodda siyaasadeed ee dalka. Tan iyo bilowgii…

Waraysi |
Hordhac Wareysigan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu kaga warramay halka uu marayo dagaalka ay dawladdu kula jirto al-shabaab. Sidoo kale waxa uu ka warramay halka uu ka taagan yahay gooni-isu-taagga Soomaalilaan. Dhanka kale madaxweynuhu waxa uu carrabka ku dhuftay guulaha ay ka gaadheen…

Dhaqan |
Baraawe! Haa, sheekadeennu waxa ay ku saabsan tahay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose iyo hawlgal culus oo khaarijin ah oo ka dhacay habeen yaab lahaa oo ay taariikhdu ku astaysnayd 19 Juun 2013. Si aan u fahanno sheekada habeenkaas iyo hawlgalkaas culus aynu dib u laabanno labo sano iyo…

Dhegaha bulshada iyo warbaahinta waxaa ku soo laalaabtay warar tibaaxaya in Maammulka Buntilaan laga fuliyo xukunno dil ah oo lagu qaadayo xubno ka kala tirsan ururrada al-Shabaab iyo Daacish. Nuxurka iyo farriinta ay xukunnadaasi wataani waa inay Buntilaan tahay maammul ay u degsan tahay…

Tobankii sanno ee u dambaysay waxaa warbaahinta iyo dhegaha dadweynaha ku soo laalaabtay dhacdooyinka la xiriira dhicitaannada diyaaradaha UN-ka iyo AU-da. Diyaaradahaasi oo inta badan saanad ciidan iyo xammuul kale u wada ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS ayaa ku dhaca…

Soomaalidu waxay muddo dheer la daalaadhacaysay, dagaallo sokeeye, busaarad, argagixiso, dawladxumo, saboolnimo baahsan iyo xanuunno nafsadeed. Intaa waxa raacda shaqo la'aanta dhallinyarada haysata, taas oo la aaminsan yahay in ay qaadhaan ku leedahay dhibaatooyinka Soomaalidu la ildaran…

Subscribe to Category Page