Aragtida dadweynuhu waligeed may ahayn codad kala firidhsan oo suuqyada laga maqlo ama sawaxan ku meel gaadh ah oo fagaarayaasha ka dhaca. Waxay ahayd awoodda qarsoon ee hoosta ka dhaqaajisa taariikhda, taas oo boqortooyooyin dhista ama dumisa, sharciyadna siisa ilaahyo, boqorro iyo kacdoonno ama…

Waa tijaabo dad badani soo arkeen, siiba dadkii kacaamay sannadihii ka dambeeyey 2011. Saaxiib xammaasadaysan baa raba in uu wax ku tusiyo, waa muuqaal taleefannada la isugu dirdiro, se ma aha filin galmo sida qof kastaa filan karo, ee dhallinyaradaas waagaas ku dhex faafsanaa, ka hor intaan la…

Nin dhallinyaro ah ayaa barofeesar Noam Chomsky weydiiyey: “Ma jirtaa nooc dawladeed oo aan ku kalsoonaan karno?” Chomsky wuxuu ugu jawaabay, “Ma aha, marnaba, in kalsooni la siiyo dawlad, ee waa in si joogto ah loo su’aalo, loollanna loo la galo.” Sababtu waa mid cad, waayo, dawladdu waa hay'adda…