Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa booqasho taariikhi ah ku tagaya Israa'iil, waana booqashadii u horreysay ee heer Madaxeed oo ay labada dhinac is dhaafsadeen, tan iyo markii ay is aqoonsadeen, dhammaadkii sannadkii hore.
Marka laga tago in booqashadani ay…

18-ka Mey 2026, Somaliland waxa ay xustay 35 sanno ka dib kala soo laabashadeedii midowga ay la yeelatay Soomaaliya. Sannad-guurada sannadkani si bay uuga duwanayd 34-kii kale ee ka horreeyey. Markii ugu horreysay, Somaliland waxa ay u dabaaldegaysaa maalinta madax-bannaanideeda iyada oo ah dawlad…

Waxa suurogal ah in ay Somaliland qarka u saarantahay in ay aqoonsi caalami ah ka hesho dal labaad, dalkaasina uu noqdo Imaaraadka Carabta, ka dib shan bilood aqoonsigii ay Israa’iil siisay, oo ahaa go’aan muran badan dhaliyey, falcelinno badanna laga sameeyey. Filashooyinku waxa ay kor usii kaceen…

26-kii Diisamber 2025, Somaliland iyo Israa’iil ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay is aqoonsadeen, tallaabadan ayaa ahayd mid si weyn u beddeshay miisaanka siyaasadeed iyo amni ee Geeska Afrika. Aqoonsiga Israa”iil siisay Somaliland ayaa noqday mid gilgilay jawigii diblomaasiyadeed ee gobolka,…

Ka dib markii ay Somaliland xornimada ka qaadatay gumeysigii Ingiriiska, 26-kii Juun, 1960-kii, waxa ay aqoonsi ka heshay 35 dal, oo ay ku jiraan dhammaan xubnaha joogtada ah ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay. Kawdii Julaay, ee 1960-kii, ayaa ay Somaliland ku biirtay Koonfurta Soomaaliya. Ka dib…

Marka ay joogto aqoonsiga, bulshada Somaliland wuxu ugu fadhiyaa muhiimad weyn. Waa yoolka koowaad ee ay higsanayso, sidaas awgeed in ay hesho oo dunidu garawshiiyo ka bixiso madaxbannaanideeda oo ay sharciyowdo kana mid noqoto waddamada leh dhawrsanaanta dhuleed waxa ay u tahay guul iyo gobonnimo.…

Hordhac
Marba marka ka dambaysa, waxa isa soo taraya dedaallada loogu qareemaayo aqoonsiga Somaliland iyo ka mid noqoshadeeda dawladaha caalamka, walow ay jiraan caqabado muuqda oo hortaagan in si dhakhso ah loo gaadho natiijooyin wax ku ool ah. Dhawrkii sanno ee ugu dambeeyey, waxa awoodaystay…