26-kii Diisamber 2025, Somaliland waxa ay aqoonsi ka heshay Israa’iil oo noqotay dawaladdii koowaad ee xubin ka ah Qaramada Midoobay ee si rasmi ah u aqoonsata Somaliland. Go’aankaas oo ay xukuumadda Somaliland si weyn u soo dhawaysay waxa uu dhaliyey dareenno kala duwan. Gudaha Somaliland, waxa ka…

Geeska Afrika maanta ma aha gobol ku kooban dhibaatooyin maxalli ah ama colaado qabiil oo soo-jireen ah. Waa mid ka mid ah meelaha ugu istiraatiijisan dunida, kana mid ah goobaha ay ku kulmaan danaha quwadaha waaweyn, marinnada ganacsiga caalamiga ah, iyo furinta dagaal siyaasadeed oo aan mar walba…

Marka ay joogto aqoonsiga, bulshada Somaliland wuxu ugu fadhiyaa muhiimad weyn. Waa yoolka koowaad ee ay higsanayso, sidaas awgeed in ay hesho oo dunidu garawshiiyo ka bixiso madaxbannaanideeda oo ay sharciyowdo kana mid noqoto waddamada leh dhawrsanaanta dhuleed waxa ay u tahay guul iyo gobonnimo.…

Somaliland waxa ay xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska, 26-kii Juun 1960, taas oo muddo gaaban ka dhigtay dal madax-bannaan, ka hor intii aanay si degdeg ah ula midoobin Soomaaliya, 1-dii Julaay 1960, si loo aasaaso Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed. Hase yeesho e, burburkii dowladdii dhexe…

14-kii Ogos, Senator Ted cruz oo ka mid ah Xisbiga Jamhuuriga ayaa warqad u diray Madaxweyne Donald Trump, waxanu ugu baaqay in uu aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo ku dooday in ay tahay “dal la soo noqday madaxbannaanidiisa, isla markaasna ay Maraykanka wadaagaan dano badan oo amni…

Bishii Diisambar ee 2024, xildhibaan Scott Perry waxa uu Koongarayska Maraykanka horgeeyey “Xeerka Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland” oo summaddiisu ahayd H.R. 10402. Xeerku waxa uu ku baaqayay in Somaliland la aqoonsado, xidhiidh diblumaasiyadeed oo rasmi ahna uu Maraykanku la sameeyo. Waxa…

Jamhuuriyadda Soomaalilaan madaxbannaanideeda ka dhanka ah Jamhuuriyaddii Soomaaliya waxa ay ku dhawaaqday muddo hadda laga joogo dhawr iyo soddon sanno, se ilaa hadda kumay guulaysan in ay hesho aqoonsi caalami ah, walow ay tijaabadeeda siyaasadeed iyo nabadgelyaba guulaysteen. Arrimahan…