Skip to main content

Monday 18 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Aqoon-dhalinta

Aragti |
Aan ku bilaabo e wuu i xiisageliyay oo waan la dhacay curiska Safiya Caydiid ee "Sida Soomaaliya wax looga Qoro" oo nuxur ahaan cinwaankiisu noqon kari lahaa: "Sida ay tahay in aan Soomaaliya wax looga qorin”. Curiska waxa ka buuxa xogo mudnaan leh oo doodo dhalinaya, qaybtood waan ku raacsanahay…

Suugaanta Afriki waxa ay u baroordiiqaysaa geerida aqoonyahan iyo gabyaa baarka sare ahaa: geerida borofaysar Cali Jimcaale Axmed, oo dhaxal waaraya ka tagay.…

Muxammad Cumar Jabra (Muhammad Umer Chapra) waxa uu ka mid yahay hormuudka aqoonyahanka cusboonaysiiyey, casriyeeyay, dib-u-habeeyay, ee nooleeyay cilmiga dhaqaalaha Islaamka. Waxa uu asal ahaan ka soo jeedaa Baakistaan, balse waxa markii dambe dhalasho siiyey dalka Sucuudiga. Jabra waxa uu…

Cali Jimcaale Axmed waxa uu sannadkii 1958-kii ku dhashay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Shibbis. Tacliinta asaasiga ah waxa uu ku qaatay Dugsiga hoose dhexe ee Shibbis, halka uu dugsiga sare na waxa uu ka baxay dugsiga 15ka May. Waxa uu shahaadada kowaad ka qaatay Jaamacadda Lafoole gugii…

Dhaqan |
Waxa maalintii Salaasada, 31-ka Maaris ee sannadkan 2026, ku geeriyooday Maraykanka aqoonyahankii iyo qoraagii Soomaaliyeed, Cali Jimcaale Axmed, oo hadda jiray 71 sannaood, waxana ay aqoonta Geeska Afrika sidaas ku wayday mid ka mid ah codadkii aqooneed ee ugu jaad-goonisaa uguna dhisnaa. Waxa uu…

Dhalinyarta somaalida inta u badani waa bilaa camal, inta soo hadhay ee shaqaysana waxay ku shaqeeyaan shaqo aan damaanad lahayn, waxana dhab ah in inyar oo ka mid ahi leeyhin xirfado gaar ah oo aan looga maarmayn in ay shaqeeyaan. Haddaba, maxaa u diidday in ay noqdaan dad weyneeya, isla markaana…

Faaqidaad |
Wiil dhallinyaro ah oo Soomaali-Ameerikaan ah, laguna magacaabo Cammaar Cabdixamiid Cabdirraxmaan, oo 17 jir ah, ayaa geeriyooday kaddib markii jidhil ba’an loogu gaystay xarunta Cilaajka al-Fajri, oo ku taalla magaalada Qardho ee dawlad-deegaanka Puntland. Cammaar oo ku dhashay gobolka Minisoota…

Buug |
Dedaallada madasha Geesku ugu jirto in ay iftiimin aqoonaysan ku samayso Geeska Afrika awgood, madashu waxa ay diyaarisay taxane buugag cilmi, suugaan iyo sooyaalba leh oo muhiimad gaar ah u leh gobolka. Tani waa qaybtii koowaad ee taxanahan, waxaanannu ku gorfaynaynaa qoraal aan la daabicin se…

Elayna Sentami Seleke waxa ay ahayd aqoonyahanad Itoobbiyaan ah, taas oo buuggeeda “Ethiopia in Theory”, innagu cariyay in aynu dib u qiimayno sida aan uga fekerno aqoon-dhalinta iyada oo tusaale u soo qaadanaysa dhaqdhaqaaqii ardaydii Itoobiyaanka ahaa. Horaanti Julaay 2024 waxa ka baxay…

Subscribe to Category Page