Iyada oo uu bishii labaad galayo dagaalka Bariga Dhexe ee u dhexeeya Maraykanka iyo Israa’iil oo isku dhan ah iyo dalka Iiraan, Ururka Xuutiyiinta Yemen oo isbahaysi la ah Iiraan ayaa u muuqda in uu u tallaabsaday dhanka ku biiridda dagaalka, waxana ay markii u horreysay gantaal ku rideen…

Dagaalka Maraykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iiraan waxa uu socdaa muddo bil ku dhaw, dhammaan ururrada hubaysan ee aan dawliga ahayn ee Iiraan ay taageerto sida; Xisbullaahi, ururrada hubaysan ee ka jira Ciraaq (intooda badan) dagaalka siyaalo kala duwan aye yuga qayb galeen. Laakiin Xuutiyiinta…

Ka dib markii ay soo baxeen falal isdabamarin lacageed ah oo ay ku kaceen tiro yar oo ka mid ah Soomaalida Maraykanka, maamulka Trump iyo dad taageersan dhaqdhaqaaqa MAGA waxa ay bilaabeen in ay si shaacsane ah weerarro afka ah ugu qaadaan bulshada Soomaalida ah. Geesku, waxa uu Axmed Yuusuf ka…