Maqaalkan wuxuu soo koobayaa aragtida Dr Afyare ee ku wajahan in wadahadal la la galo ururka argagaxisada ah ee al-Shabaab, wuxuu ku sababaynayo iyo sida aragtidiisa hawshaa loo galayo.…

Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in si tartiibtartiib ah loo saaro ciidammada nabad-ilaalinta ee Afrika, waxayna ka digtay in ammaanku xumaado, dokumentiyo ay Reuters ay aragtayna waxay muujinayaan dalalka jaarka oo ka werwersan in kooxda al-Shabaab ay xukunka la wareegi karaan.
Hawlgalka…

Madaxda sarsare ee Soomaaliya waxay in badan ka haldaan baahida loo qabo in Hawlgalka Kumeelgaadhka ah ee Midawga Afrika (ATMIS) uu waqtiga loo qabtay, oo ah dabayaaqada sannadkan, kaga baxo dalka, iyaga oo isla markaa ku tiiqtiiqsanaya heerka ciidammada qalabka sida iyo laamaha amniga ee dalku u…

Aqoonyahanka reer Maraykan ee Baawal D. Wilyamis ayaa Geeska uga warramay deraasadda ballaadhan ee uu ku sameeyay hawlgalkii nabad-ilaalinta ee Midawga Afrika (AMISOM) oo Soomaaliya joogay 2007 ilaa 2022 iyo mustaqbalkiisa.
Hawlgalka Midawga Afrika ee Soomaaliya (oo magaciisa loo soo…