Dagaalka Maraykanka ee ka dhanka ah ‘argagixisada’ ee Soomaaliya isma uu beddelin, xilli ay hoos u dhaceen hawlgalladiisii uu ka fulinayay gobolka Saaxiil ee Afrika, iyada oo ay jirto in deegaankaas, oo fidsan inta u dhexeysa dalalka Maali, Neyjar iyo Burkiina Faaso, lagu tilmaamo meelaha ugu…

Ka dib doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay 13-kii Noofambar ee bishan, waxa suurogal ah in loollanka Taywan iyo Shiinuhu ka wadaan gobolku u janjeedhsamo dhinaca Shiinaha. Muddo ka hor doorashooyinkan, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu iskaashi iyo xidhiidh adagba la sameeyey dalka Taywan,…

Warbaahinta Ameerika waxa ay hadal haysaa, booqashada la filayo ee Madaxweynaha Maraykanku ugu kicitimayo Afrika kadib kolka ay soo xidhmaan kulamada guud ee Qaramada Midoobay, iyo ka hor doorashada Madaxtinimo ee loo ballansanyahay shanta Noofambar, qabsoomideeda asbuucyo ka hor Baydhan waxa…

Muddooyinkii u danbeeyey, saaxadda siyaasadda ee Maraykanka waxa ku soo kordhay is beddelo dib u qaabeeyey loollanka doorashooyinka madaxtinimo ee qabsoomi doona bisha Nofembar 2024, tusaale ahaan, 13 Julaay 2024-kii, Murashaxa xisbiga Jamhuurka Trump, isaga oo ku sugan gobolka…