Dhawaan waxa geeriyooday Jeneraal Moorgan, wasiirkii difaac ee ugu dambeeyey nidaamkii Milatari ee [Siyaad Barre], weligiina laga lama xisaabtamin falalkii uu ku kacay. La xisaabtan la’aantiisu waxa ay liidnimo ku suntaysaa bulsho marka horeba aan jeclayn in ay waajahdo xaqiiqada tagtadeeda…

Buugga ‘Daahfurka Soomaaliya’ waxa lagu tiriyaa waxqabadyada hormuudka ah ee si hal-abuurnimo leh uga hadlaya Soomaaliya. Qaar ka mid ah cilmibaadhayaasha ayaa u arka buugga ugu wanaagsan ee laga qoray Soomaaliya ee wax ka eegaya xagal gorfayneed iyo aqooneed. Buuggani waxa uu xuddun u yahay…