Turkiga ayaa shaaca ka qaaday, bisha Febraayo ee soo socota in uu biyaha Soomaaliya u diri doono Markab, si uu uga bilaabo mashruuc shidaal qodiseed oo ah noocii ugu horreeyey ee Turkigu ka fuliyo meel ka baxsan dalkiisa. Tallaabadan ayaa ah mid ka turjumaysa jihada ay qaadday Ankara oo ah mid…

Magaalada Boorama ee magaalo madaxda u ah gobolka Awdal waxa shantii Diisambar ka dhacay dhacdooyin lagu tirin karo dhibaatooyinkii siyaasadeed iyo nabadgalyo ee ugu halista badnaa intii ay Somaliland jirtay. Bannaanbaxyo ka dhashay oggolaanshaha xukuumadda ee xafladda bandhigga Xeer Ciise ayaa…

Miisaaniyadda guud ee Xukuumada Federaalka ee sanadka 2024 iyo filashooyinka miisaaniyadda sannadada soo fool leh waxa ay tibaaxayaan korodhka qarashaadka, marka loo eego xajmiga ilaha maaliyadeed ee lagu dabooli lahaa, hoos u dhac ku yimid mugga deeqaha dawliga ah, ka dib kolkii la gaadhay…