Sannado kooban gudahood, ku dhawaad 17 kun oo dumar reer Burundi ah ayaa si rasmi ah ugu dhoofay caasimadda Sacuudiga ee Riyaad, iyagoo raadinaya nolol ta waddankooda dhaanta. Walow labada dal ee Burundi iyo Sacuudigu kala saxeexdeen heshiis dhigaya hagaajinta duruufta shaqo ee dumarkaas, haddana…