Hoogga iyo dagaalka Suudaan ka socda Isgaa kama ay badbaadin nidaamyada isgaadhiisneed ee Suudaan, waxaana dhacday in magaalooyin iyo gobollo dhani gabi ahaanba galaan go’oon dhijitaal ka dib markii la beegsaday kaabayaasha isgaadhsiinta, taas oo sababtay joogsiga geeddi socodka nololeed.…

Suudaan, dagaalkii ka qarxay 15-kii Abriil 2023-kii waxa uu galay sannadkiisii labaad waxaanu weli ka socdaa jihooyin kala duwan. Sidaas oo ay tahay, isbeddelka ugu weyn ee ku saabsan dagaalkani ma aha dhinaca dagaalka laftiisa ee waa isbahaysiga ay galeen Xarakada Dadweynaha /waqooyi ee uu…

Layla Abu calaa waxa ay ku dhalatay Qaahira, waxayna ku barbaartay Khartuum, dabadeed sannadkii 1990-kii Suudaan waxa ay uga guurtay dhanka Iskootlaan halkaas oo ay ku bilawday wax qorista. Abu calaa waa hal-abuurad, iyo qoraa masraxa iyo sheekooyinka gaagaaban. Waa qoraagii ugu horreeyey ee…

Dadweynaha Soodaanta Koonfureed way u halgameen in ay ka xoroobaan Soodaan, balse madaxdooda oo luggoysay iyo kalaqaybsanaan qoomiyadeed ayaa wiiqaya qarannimo loo dhiso dalkan Afrika ugu da’da yar.
Caadi bay iska noqotay in la maqlo reer Soodaanta Koonfureed oo iska ciilkaanbinaya…