Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weeraro loo adeegsaday qaraxyo lala beegsaday Godka Jilicow oo xarun u ah nabadsugidda Soomaaliya. Waxa ay wararku sheegayaan in ilaa hadda laga maqlayo goobtaas rasaas, iyada oo ay ciidamada amnigu isku dayayaan in ay soo afjaraan kooxda…

Dawladda Maraykanka ayaa sheegatay in 13-kii Sebtember, iyada oo kaashanaysa Dawladda Federaalka Soomaaliya, ay duqeyn ku dishay nin hubka u iibin jiray ururka al-Shabaab. Taliska AFRICOM ee Ciidanka Maraykanka ayaan bixin wax faahfaahin ah oo ku saabsan weerarkan.
Ha se ahaato e, maalintaas waxa…

Hordhac:
Dagaalka u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo ururka al-Shabaab ee xidhiidhka la leh ururka al-Qaacida ayaa galay marxalad adag, iyadoo kooxda xagjirka ahi ay kordhisay weerarradeeda, si ay u gaadho guul istiraatijiyadeed oo beddeli karta awoodda siyaasadeed ee dalka. Tan iyo bilowgii…

Muddo-xileedkiisii hore, Donald Trump waxa uu oggolaaday tiro duqaymo cirka ah oo ka badan isu gaynta intii la fuliyey muddo-xileedyada madaxweynayaashii ka horreeyey. Toban maalmood oo ka mid ah muddo-xileedkiisan labaad, waxa uu amray in duqaymo kale la fuliyo. Geesku waxa uu la hadlay weriye…

Axmed Madoobe waa nin isbeddelo badan soo maray, 2006 waxa uu ka mid ahaa xubnihii aasaasay xarakada al-Shabaab, waxa uu noqday xubnaha ugu khatarta badan ee xarakada oo ay Maraykanku muddo raacdaynayeen, tan iyo aasaaskii Jubbalaan (2013) waxa uu ahaa madaxweynaha maamul goboleedkan, booqashadii…

Warqad ay dhawaan daabaceen, koox cilmibaadhayaal ah ayaa waxa ay ku dooddeen in isbaarooyinka Soomaaliya ay ina siinayaan fursad aan ugu kuurgalno ugana fekerno sida iyo sababta ay beelaha Soomaalidu dhul u sheegtaan, waa lafagur cusub oo muhiim ah, taas oo dib u eegaysa sida aan uga fekerno…