Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

القرن الإفريقي

Aragti |
Muddo afartan sanno ku dhow, reer Yugaandha ma yaqaannaan madaxweyne aan ahayn Yoweri Musefeeni, oo 81 jir ah, welina talada gacanta ku haya, si kasta oo uu marar badan u ballanqaaday in uu xilka ka tagayo, se la mid noqda uun ballanqaadyadiisa kale ee ah in uu dalka ka dhigayo dal xooggan. Reer…

Waraysi |
Xaaji Jaabir waxa lagu tiriyaa foolaadka sheekoyahanka marka la joogo sheekafaneedda Carbeed ee ka soo mudhbaxaysa Geeska Afrika. Jaabir ilaa hadda waxa uu soo saaray shan sheekofaneed: “سمراويت”, iyo “مرسى فاطمة” oo soo baxay gugii 2013, waxaana loo turjumay afka Talyaaniga, sidoo kale…

Ugu yaraan muddo laga joogo afar iyo tobon sanno, kooxda xagjirka ah ee al-Shabaab waxa ay argagax gelinaysay gobollada Koonfureed ee Soomaaliya. Hamigoodu waxa uu ahaa sidii ay dalka oo idil uga hirgelin lahayeen kalitelisnimo macangag ah, oo cabsi iyo baqo-gelin ku dhisan. Si taas ay uga…

Subscribe to Category Page