Warqad ay dhawaan daabaceen, koox cilmibaadhayaal ah ayaa waxa ay ku dooddeen in isbaarooyinka Soomaaliya ay ina siinayaan fursad aan ugu kuurgalno ugana fekerno sida iyo sababta ay beelaha Soomaalidu dhul u sheegtaan, waa lafagur cusub oo muhiim ah, taas oo dib u eegaysa sida aan uga fekerno…

Miisaaniyadda guud ee Xukuumada Federaalka ee sanadka 2024 iyo filashooyinka miisaaniyadda sannadada soo fool leh waxa ay tibaaxayaan korodhka qarashaadka, marka loo eego xajmiga ilaha maaliyadeed ee lagu dabooli lahaa, hoos u dhac ku yimid mugga deeqaha dawliga ah, ka dib kolkii la gaadhay…