Bishii Juun, 1963-kii, Maalkom X iyo Alex Haley waxa ay bilaabeen ka shaqaynta buugga wax badan ka beddelay noloshooda. Qabanqaabadu waxa ay ahayd mid fudud. Maalkom guriga uu ka degganaa Niyuu Yook waxa uu, badanka, iman jiray sagaalka fiidnimo, isaga oo la liicaya daalkii shaqada maalintaas. Ka…