Skip to main content

Tuesday 15 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

البنك الإفريقي للتنمية، إفريقيا، التنمية، الاقتصاد، الاستثمار، القرن الإفريقي

Faaqidaad |
Raysal wasaare Abiy Axmed waxa uu u xilsaaray furfurida dhaqaalaha Itoobbiya, Mamo Mihretu oo shaqaale ka ahaan jiray Bangiga Adduunka. Balse, falsafadiisa dhaqaale waa mid camali ah oo ma rabo in mar kaliya wax kasta minjaha loo rogo. Sannado badan dhaqaalayahanku waxa ay ku dooddayeen sicirka…

Bangiga Horumarinta Afriki waxa uu Nayroobi ku qabsaday shirkiisii sannadlaha ahaa, 27 – 31-kii Meey, shirkan oo halkudheggiisu ahaa “isbeddelka Afrika, ururka Bangiyadda Horumarinta ee Afrika, iyo dib u qaabaynta haykalka maaliyadeed ee adduunka”, qodobka la xidhiidha Haylka Maaliyadda sida ay soo…

Subscribe to Category Page