Haayadda Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in ay diiday in dib u cusboonaysiinta aqoonsiga warbaahinta saddex ka mid ah wariyeyaasha Wakaaladda Wararka ee Reuters. Sidoo kale Wakaaladdan ayaa laga reebay warbaahintii ka qayb gashay Shirkii Midawga Afrika ee Addisababa ka dhacay 24-kii ilaa 25- kii…

Raysal wasaare Abiy Axmed waxa uu u xilsaaray furfurida dhaqaalaha Itoobbiya, Mamo Mihretu oo shaqaale ka ahaan jiray Bangiga Adduunka. Balse, falsafadiisa dhaqaale waa mid camali ah oo ma rabo in mar kaliya wax kasta minjaha loo rogo. Sannado badan dhaqaalayahanku waxa ay ku dooddayeen sicirka…