Qaddiyada aqoonsi raadinta Somaliland waxa ay sannadka 2024-ka la kulantay isbeddelo waaweyn oo si dhakhso ah u dhacay. Dhacdada koowaad ee aqoonsiga Somaliland boodhka ka jaftay waa isafgaradkii Somaliland la gaadhay dalka Itoobbiya, dhacdada labaad waa in madaxweynaha Maraykanka ee Donald J.…

Tan iyo markii bilawgii sannadkan Soomaalilaan iyo Itoobbiya ay saxeexdeen is’afgarad ay ahayd in labada dhinac ka sii wada xaajoodaan heshiis ay qodobbadiisa ugu waaweyni ahaayeen Itoobbiya oo hesha waax xeeb badda cas ee kulaasha gacanka Cadmeed ah oo ay saldhig miltari ka dhigtaan, iyo…

Toddobaadkan waxa la xusayey 64-guruadii ka soo wareegtay maalintii ay Soomaalilaan xorriyadda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska—Juun 26, 1960; halka Soomaaliyada Koonfureedna ay Talyaaniga ka xorawday kowdii Julaay ee isla sanandkaa, oo ay soo gebagebaysantay muddadii wasaayada Talyaaniga ee…

Xasan Sheekh iyo madaxda maamul goboleedyadu ma waxay heshiis qarsoodi ah ku galeen in ay doorashooyinka dib u dhigaan ilaa 2027?
Goormaa la qabanayaa doorashooyinka baarlamaannada iyo ta madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya? Waa weydiinta ka dhex guuxaysa maanka shacabka Soomaaliyeed,…