Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago.
Muddo…

Dagaallo culus ayaa galabta ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, oo ay ku jirto degmada Howlwadaag, kaddib markii xiisaddu kor u kacday agagaarka meel ay mucaraadku ku qorsheynayeen bannaanbax berri loo ballansanayay.
Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, oo saaka u guuray Howlwadaag…

Golaha Guurtida Somaliland ayaa mar kale ansixiyey muddo-kordhin 27 bilood ah oo loo sameeyey Golaha Wakiillada iyo goleyaasha deegaanka, taas oo dib u dhigtay doorashooyinkii qorshaysnaa in la qabto dhammaadka bisha May 2026.
Go’aankan ayaa yimid xilli maalmihii u dambeeyey si weyn loo hadal hayey…

Xasan Sheekh iyo madaxda maamul goboleedyadu ma waxay heshiis qarsoodi ah ku galeen in ay doorashooyinka dib u dhigaan ilaa 2027?
Goormaa la qabanayaa doorashooyinka baarlamaannada iyo ta madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya? Waa weydiinta ka dhex guuxaysa maanka shacabka Soomaaliyeed,…