Skip to main content

Monday 15 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

الإمارات

Faaqidaad |
Waxa suurogal ah in ay Somaliland qarka u saarantahay in ay aqoonsi caalami ah ka hesho dal labaad, dalkaasina uu noqdo Imaaraadka Carabta, ka dib shan bilood aqoonsigii ay Israa’iil siisay, oo ahaa go’aan muran badan dhaliyey, falcelinno badanna laga sameeyey. Filashooyinku waxa ay kor usii kaceen…

Wacaal |
Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Orduqaan ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago Itoobiya iyo isu tagga Imaaraadka Carabta isniinta iyo salaasada toddobaadkan. Booqashadan ayaa u muuqata mid uu Turkigu ku xoojinayo xidhiidhka laba geesoodka ah ee u la leeyahay waddaman oo saamayn ku leh galalka…

Subscribe to Category Page