Skip to main content

Sunday 18 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

الأدب الافريقي

Feker |
“Waxa gef ah in aad aamintid in falsafaddu tahay hindise Yurubiyaan oo ku samaysantay mucjisada Giriigga. Joogtaynta falsafaddu waa wax ku abuuran jidhka aadamaha, laga soo bilaabo kolkii uu aasay maydkiisa, ee uu is wayddiiyey macnaha nolosha, sidoo kalena bilaabay in uu farsamooyin faneed ku…

Dhaqan |
Jeeymis Maatiyus waxa uu ahaa Gabyaa u dhashay Koonfur Afrika waxaanu dhintay 7-dii Sebtember sannadkii 2024, isaga oo jira 95 sanno. Dhawaan ayaa loo qabtay munaasibad lagu weynaynayo sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay dhimashadiisa. Iyada oo lagu maamuusayo doorkiisii bulsho, maaddaama…

Diktoor Egwaal Gebre Yooxanaa(Egwaal Gebre Yohannes) waxa lagu tiriyaa foolaadka masraxa fekerka Itoobiya, waxaanu hanaqaaday xilli ka mid ah xilliyadii ugu isbeddelka badnaa taariikhda cusub ee Itoobiya. Sannadkii 1924-kii ayuu ku dhashay Addis Ababa, waxaanu ku kacaamay Itoobiyada dhex…

Dadka u taariikheeya suugaantu, waxa ay suugaanta Afrika u qaybiyaan jiilal kala duwan oo kala habqoraal ah, qaddiyadaha ay xoogga saaraanna kala geddisan yihiin. Jiilka koowaad, oo inta badan lagu magacaabo “aasaasayaasha”, waxa ku jira qoraayo ay ka mid yihiin Chinua Achebe (1930 – 2013) iyo Kofi…

28-kii May waxa la shaaciyey geerida qoraagii reer Kiiniya ee Ngugi wa Thiango, oo lagu ladho hormuudka suugaanta Afrika, muddo dheerna u sharraxnaa helidda abaalmarinta Noobal-ka, walow aanu helin. Waa nolol dhereran 87 sanno ah oo kusoo idlaatay dhaxal feker iyo suugaaneed oo aad u xeeldheer,…

Suurogal ma aha in laga sheekeeyo suugaanta qoran ee Afrika iyada oo aan la is dultaagin waayo aragnimada qoraaga reer Kiiniya, Ngugi wa Thiang’o, oo qoraalladiisa suugaaneed iyo fekerba lagu tilmaamo kuwa ugu xagjirsan uguna qotodadheer abla’ablaynta iyo gorfaynta xidhiidhka ka dhexeeya…

Ka sheekeynta buugta ugu wanaagsan qarniga kow iyo labaataan, oo aan Afriki ku jirin, waa dembi laga galay Afrika iyo tirtirid dhaqan oo aan la aqbali karin. Dhawaan, wargeyska New york Times ayaa soo saaray liiska “Boqolkii buug ee ugu wanaagsanaa Qarnigii kow iyo labaatanaad “, tabtii Taaymis…

Waraysi |
Waraysi laga qaaday Leyla Abul Calaa’ oo ku saabsan noofalkeedii u danbeeyay (River Spirit) oo ay dib ugu eegayso go’doomintii Khartuum ee 1884-tii, ayna ugu kuurgalayso yagleelidda taariikhayn ka geddisan ta gumeystaha. Ugu horrayn waxaan kuugu hambalyaynaynaa waxsoosaarkaaga suugaaneed ee…

Subscribe to Category Page