Maqaalkan wuxuu soo koobayaa aragtida Dr Afyare ee ku wajahan in wadahadal la la galo ururka argagaxisada ah ee al-Shabaab, wuxuu ku sababaynayo iyo sida aragtidiisa hawshaa loo galayo.…

Baraawe! Haa, sheekadeennu waxa ay ku saabsan tahay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose iyo hawlgal culus oo khaarijin ah oo ka dhacay habeen yaab lahaa oo ay taariikhdu ku astaysnayd 19 Juun 2013. Si aan u fahanno sheekada habeenkaas iyo hawlgalkaas culus aynu dib u laabanno labo sano iyo…

Dhegaha bulshada iyo warbaahinta waxaa ku soo laalaabtay warar tibaaxaya in Maammulka Buntilaan laga fuliyo xukunno dil ah oo lagu qaadayo xubno ka kala tirsan ururrada al-Shabaab iyo Daacish. Nuxurka iyo farriinta ay xukunnadaasi wataani waa inay Buntilaan tahay maammul ay u degsan tahay…

Tobankii sanno ee u dambaysay waxaa warbaahinta iyo dhegaha dadweynaha ku soo laalaabtay dhacdooyinka la xiriira dhicitaannada diyaaradaha UN-ka iyo AU-da. Diyaaradahaasi oo inta badan saanad ciidan iyo xammuul kale u wada ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS ayaa ku dhaca…

Muddo ka badan hal sanno waxa isa soo tarayey, baaqyada xukuumada ee dib u bilaabista wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah xarakada argagaxisada ah ee al-Shabaab, mana jiraan wax tilmaamo ah oo muujinaya xilliga xukuumadu qaadayso hawlgallada militari ee ay sheegtay. Xarakada…

Ka dib markii ay soo baxeen warbixinno ku magacaabay Cabdiqaadir Muumin in uu yahay hogaamiyaha caalamiga ah ee Daacish (ISIS), Geesku waxa uu Christopher Anzalone oo ah khabiir ku xeeldheer ururrada argagaxisadda, ka warraystay saamaynta sii kordhaysa ee Daacishta Soomaaliya ku leedahay shabakada…

Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in si tartiibtartiib ah loo saaro ciidammada nabad-ilaalinta ee Afrika, waxayna ka digtay in ammaanku xumaado, dokumentiyo ay Reuters ay aragtayna waxay muujinayaan dalalka jaarka oo ka werwersan in kooxda al-Shabaab ay xukunka la wareegi karaan.
Hawlgalka…

Madaxda sarsare ee Soomaaliya waxay in badan ka haldaan baahida loo qabo in Hawlgalka Kumeelgaadhka ah ee Midawga Afrika (ATMIS) uu waqtiga loo qabtay, oo ah dabayaaqada sannadkan, kaga baxo dalka, iyaga oo isla markaa ku tiiqtiiqsanaya heerka ciidammada qalabka sida iyo laamaha amniga ee dalku u…