Skip to main content

Tuesday 15 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

akaadami

Aragti |
14-kii August, waxa maydka Jason Arday laga helay gurigiisa oo ku yaallay London, ninkanoo ahaa, cilmibaadhihii ugu da’da yaraa cilmibaadhayaasha madawga ah, ee derejada borofaysarnimo ka gaadha jaamacadda Cambridge. Markan maydkiisa la helay toddobaad ka hor, waxa uu iska casilay xilkii…

Dhaqan |
Waxa maalintii Salaasada, 31-ka Maaris ee sannadkan 2026, ku geeriyooday Maraykanka aqoonyahankii iyo qoraagii Soomaaliyeed, Cali Jimcaale Axmed, oo hadda jiray 71 sannaood, waxana ay aqoonta Geeska Afrika sidaas ku wayday mid ka mid ah codadkii aqooneed ee ugu jaad-goonisaa uguna dhisnaa. Waxa uu…

Hargeysa, Jigjiga iyo Muqdisho oo ah saddexda caasimadood oo Soomaaliyeed waxa ay door weyn ka qaateen soo xero gelinta iyo guryo keenista Ururka Caalamiga ah ee Deraasaadka Soomaalida. Saddex Caasimaadood waxa ay marti geliyeen saddex shir oo Ururku qabsaday, tani waxa ay kor u qaadday,…

Subscribe to Category Page