Sheeko
Shucayb Dheeg
|
“Naa Israay, Israay! Naa maxaad gadhfeedha bannaanka ugu tuurtay, lagu aasye? Huuno, aniga wax baa i helaye, sideen idhaa inan tan haddaba?” ayay tidhi Muna oo dibadda ka soo gashay.
“Habo, daaqaddaan saaraye, malaha dabayshaa ka soo ridday.”
“Beentay kaga dartay wax walba! Dabayshu ma gacmay…