Skip to main content

Sunday 18 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

أفريقيات في الحكم

Aragti |
Garsoor lagu kalsoonyahay, madmadow ka madhan oo madax bannaan waxa lagu tiriyaa tiirarka gundhigga u ah bulsho kasta oo dimuqraaddi ah, sidoo kalena waa gundhigga dhismaha dawladnimo hawlkar ah. Kolka maxkamaduhu tixgeliyaan sarraynta qaanuunka, waxa ay ilaaliyaan xuquuqda qofka, waxa ay…

Masrax |
Masraxiyadda “Codad Dabaylo Sidaan”, ee uu qoraaga weyn ee reer Ivory Coast, Bernard Dadie, soo saaray 1970-kii, waxa lagu tiriyaa dhaxalka suugaaneed ee ka markhaati kacaya kadeedka hoggaamineed iyo kelitalisnimo ee Afrika, xornimadii ka dib. Waxa ay dhaliilo dhiirran u jeedisaa faca…

Faaqidaad |
Inta badan, 60% bulshada Afrika, waxa ay ka hoosaysaa da’da 25 jirka. Hase ahaato e, arrintaasi ma ay noqon khayraad ay dheefsato Qaaraddu, waxaana ku socda maskax-guur aad u culus, gaar ahaan waddamada Lama-degaanka iyo Saxaraha ka ooseeya. Tobannaankii sanno ee u danbeeyey waxa qaaradda ka…

Subscribe to Category Page