“Waxa gef ah in aad aamintid in falsafaddu tahay hindise Yurubiyaan oo ku samaysantay mucjisada Giriigga. Joogtaynta falsafaddu waa wax ku abuuran jidhka aadamaha, laga soo bilaabo kolkii uu aasay maydkiisa, ee uu is wayddiiyey macnaha nolosha, sidoo kalena bilaabay in uu farsamooyin faneed ku…

Maxamuud Mamdaani waxa uu soo saaray buug amakaag leh; amakaaggaasi ma aha qaabqoraalkiisa sidkan amaba curintiisa sare, se waa in uu xukun rafcaan ah siinayo Idi Aamiin, keligiitaliyihii Yugaandha, ee inta badan xusuusta casriga ah magaciisu la xidhiidho dhiig-daadin iyo argagax oo dhan. Buuggiisa…

Geeska Afrika waa mid ka mid ah gobollada Afrika ee ugu kakan, uguna murugsanaanta weyn, iyadoo sooyaalka siyaasadeed la falgalo juquraafiga kala duwan, kana soo dhex baxo isku milan dhif ku ah sheekooyinka dawlad-dhiska iyo dumitaankooda. Christopher Clapham, buuggiisa “The Horn of Africa: State…

Afrika waxa ay leedahay goob Istaraatiijiyadeed oo muhiima, waxaana sii bullaaliyey hoddantinimada iyo kala duwanaanta ilaha Khayraadka, tusaale waxa ay leedahay; dhulka ugu cagaarka badan adduunka, waxa kale oo ay leedahay muhiimad weyn oo dhanka beeraha ah, waxa kale oo ay hodan ku tahay ilaha…

Sida ay khubaradu wariyaan “ Qaaradda Afrika, waa hoyga macdanta ee beddelaysa dhibaatada tamarta ee ay wajahayaan dawladuhu “ War bixin uu soo saaray Mac’haadka ‘Maamulka Khayraadka dabiiciga “ ahna waxa ay xustay ‘’ Qaaraddu in ay leedahay wax aan ka yareyn saddex meelood meel…