Ka hor intaan sheekooyinka lagu daabicin buugagga ama aan lagu soo bandhigin shaashadaha, waxa la isugu tebin jiray ardaaga ama geedka hoostiisa, iyadoo erey kasta iyo xanshaashaq kastaaba siteen cashar iyo xikmad, iyo habdhac keliya uu fahmi karo qofka goobjoogaha ahi. Geeska Afrika, si la mid ah…

Marka indhaha dunida kale lagu eego, Afrika waa qaarad weli ay adagtahay in la fahmo, inta badanna doodaha caalamiga ah lagaga bixiyo sawir marinhabaabin ah, oo ay si isku mid ah uga gudbiyaan qoraallada cilmibaadhayaasha Afrikaanka ah, warbixinaha weriyayaasha amaba xasuusqorrada shaqaalaha…

Masraxiyadda “Codad Dabaylo Sidaan”, ee uu qoraaga weyn ee reer Ivory Coast, Bernard Dadie, soo saaray 1970-kii, waxa lagu tiriyaa dhaxalka suugaaneed ee ka markhaati kacaya kadeedka hoggaamineed iyo kelitalisnimo ee Afrika, xornimadii ka dib. Waxa ay dhaliilo dhiirran u jeedisaa faca…

Magaca Erik Prince waxa uu mar kale kasoo dhex muuqday shirkadaha milatari ee gaarka loo leeyahay, oo ah shirkado hal-ku-dhigyo kala geddisan iyo ujeeddooyin kala duwan leh. Waa shirkado isku qeexa in ay xalal amni siiyaan dalalka qalaalasaha amni ku jira, amaba dalalka aan tahli karin in ay…

Booqashada Madaxweynaha Faransiiska Emanual Makroon waxa ay dhalisay wayddiimo doora oo la xidhiidha u jeedooyinka safarkiisa marka loo eego hoos u dhaca weyn ee ku yimid joogitaanka Faransiiska ee waddamadii uu hore u guumaysan jirey gaar ahaan badhtamaha iyo galbeedka qaaradda. Maakroon…

Dumarka ka shaqeeya guryaha dalalka Khaliijku waxa ay wajahaan laba dhibaato oo is huwan: marka koowaad in ay tahay shaqaale shisheeye ah oo u hoggaansan xeerarka Kafaalada, marka labaadna in ay tahay gabadh u hoggaansan nidaamka raggu dumarka ilaaliyo/ wilaaya.…

Tartanka guddoomiyaha Koomishaneerka Midawga Afrika ayaa ka kooban afar murashax oo ka soo jeeda dawladaha Bariga Afrika kuwaas oo kala ah: Rayla Odhinga oo kiiniya ka socda, Maxamed Cali Yuusuf oo Jabuuti metelaya, Anil Gayaan, iyo Raytashaarad oo ka kala socda madagaskar iyo Moriishas. Odhinga…