Haddii inta aad yuutuubka gasho, “Hibotep” ku qorto kadibna natiijooyinka kuu soo baxa mid ka mid ah ku dhufato, wax yar kadib waxa aad is arki doontaa adigoo ku dhex lunsan codadka iyo muuqaalka hortaada ka daaran. Muuqalladu waxay u badan yihiin meelo magaalada ka baxsan, ama meelo u eg warshad…