"Sababta oo ah hadda waa maalmo aarsi, si loo hirgaliyo wax kaste oo qoran" Luke - 22
Dhawaan waxa dood weyn dhaliyey hadalka garsooraha reer Yugaandha, ahna Ku Xigeenka Guddoomiyaha Maxkamadda Caddaaladda Adduunka, Julia Sebutinde, oo shaacisay in ay raacsan tahay afkaarta Sahyuuniyadda…

Laga soo bilaabo riyadii Boqortooyada ilaa nolosha maalinlaha ah ee dadka ku dhaqan, Addis Ababa, caasimadda Itoobiya, waxa ay muujinaysaa sida magaalo aanay maamullada oo keliyi u dhisin, ee ay sidoo kalena ugu dhisanto dhabar adayga bulshada ku nool. …

Masuuliyiin aad ugu dhow madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhiirrigeliyey in uu aqoonsado Soomaalilaan. Codsiga ay masuuliyiintani soo jeediyeen waxa kale oo taageersan hoggaanka sare ee Golaha Aqalka Sare. Xaaladahan soo cusboonaaday awgood, safaaradda Soomaaliya ee Maraykanku…

Kolka laga warramayo dadka ugu saamaynta badnaa ee ilaalinta deegaanka iyo ololayaashii ugu waa weynaa ee dunida ka dhaca kaas oo lagu beerayay dhir, waxaa khasab ah in magaceeda la xuso Wangari Muti Maathai oo ah haweenayda hindistay ololihii lagu beeray tiro ka badan konton milyan oo geed, kaas…

Maalmahan waxaa la wareejinayay warbixinno dhawr ah iyo qoraallo kale oo sheegaya in xidhiidh dhex mari karo amaba dhexmaray Israa’iil iyo Soomaalilaan. Suhayb Maxamuud ayaa lafaguraya sheegashooyinkan oo meel fog la gaadhsiiyay iyadoo sugnaantooda uu mugdi badan ku jiro.…

Tartanka guddoomiyaha Koomishaneerka Midawga Afrika ayaa ka kooban afar murashax oo ka soo jeeda dawladaha Bariga Afrika kuwaas oo kala ah: Rayla Odhinga oo kiiniya ka socda, Maxamed Cali Yuusuf oo Jabuuti metelaya, Anil Gayaan, iyo Raytashaarad oo ka kala socda madagaskar iyo Moriishas. Odhinga…

Madaxweynaha dalka Kiiniya, Wilyam Ruuto, oo doorashadii madaxweynanimo ee ogos 2022 ku guulaystay, ayaa ballanqaaday in uu boqolka maalmood ee u horreeyaba hoos u dhigi doono maciishadda qaaliyawday. Nasiibdarro waa uu ku guuldarraystay in uu maareeyo xaaladda dhaqaale ee sii adkaanaysay ee dalka…

Maqaalkani isagoo millicsanaya aragtiyaha aqoonyahanka cilmibaadhista Afrika ku takhasusay, waxa uu falanqaynayaa halka ay ka kici la'dahay qaaraddu tan iyo xornimadii ka dib.
Hordhac
Kuwa madow xukunka ka fogeeya
Hogaankoodu ma horseedin badhaadhee
Waa cirweynayaal, waa…

Sahyuuniyadu waa xagjir, balse, wax aan hore loo arag ma aha, waxa ay tusaale u tahay mandiqa kala qaybsanaanta ee ku xididaysan dawladnimada casriga ah.
Sidee baan u fahmi karnaa cunfiga bahalnimada ah ee si aan kala soocnayn taliska Israa’iil kula kacayo reer Falastiin, hadday yihiin carruur,…

Waa sannado hore oo tegay. Xilliyo kala duwan oo kala dambeeyey laba dhacdo oo xanuunkooda iyo damqashadooda leh ayaa gobolka Afrikada Bari kaga habsaday laba hablood oo curdin iyo ubax ahaa oo isla gobolka u dhashay kuwaas oo beri dambe taariikhdii ay soo mareen ka qoray laba buug oo malab ka…