Skip to main content

Monday 17 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Afrika

Faaqidaad |
Afrika waxa ay waajahaysaa gaabis xooggan oo ku jira korontadeeda, oo saamaynaya horumarkeeda dhaqaale iyo bulsho, xayiraadna ku ah awoodda ay ku gaadhi karto dunida kale. Waxa lagama maarmaan ah in qaaraddu ay kordhiso waxsoosaarkeeda koronto, si ay u gaadhsiiso 600 milyan oo qof oo aan koronto…

Kubbadda cagta ee Afrika ma aha uun keliya ciyaar, ee waa xirfad sidda riyooyin iyo sheekooyin ka tarjumaya filashooyinkii gumaysiga ka dib. Waa sawir laga dheehdo la falgalka qaaradda ee hantigoosadka caalamiga ah oo caqabado badani ku gadaaman yihiin. Laga soo bilaabo kolkii gumaysigu soo galay…

Maraykanku waxa uu isku dayayaa inuu dib u dhiso xidhiidhada uu la lahaa dalalka Nayjar, Maali iyo Burkiina-Faaso, xilli Ruushkuna uu ballaadhinayo Unugga Afrika ee gobolka Saaxil ka hawlgala. Waa loollan kor u qaadaya halista amni ee gobolkan qalalaasaha badan, hodankana ku ah…

Kolka lasoo hadal qaado dahabka Afrika, waxa judhaba la xasuustaa Mansa Muusa, boqorka Boqortooyadii Maali ee qarnigii 14aad. Kolka la eego hantidiisii baaxadda ballaadhnayd ee laga markhaati kacay, marar badan waxa lagu tilmaamaa inuu yahay ninkii ugu hodansanaa sooyaalka dunida, sababtuna waa…

Dhaqan |
Markii aan ka tagay xirfaddaydii qareennimada oo aan galay waxa maanta loo yaqaan “hal-abuurka dijitaalka”, ujeeddadaydu waxay ahayd mid sahlan oo cad: inaan dadka la wadaago farshaxankayga. Xilligaas, sawir-qaadayaasha Nayroobi waxaa lagu aqoonsan jiray shaqadooda, qaabka ay wax u sawiraan,…

Feker |
Markii hoggaamiyeyaasha Afrika ay ku kulmeen Addis Ababa 25-kii May 1963-kii si ay u aasaasaan Ururka Midnimada Afrika oo markii dambe isu beddelay Midowga Afrika, dhacdadaasi waxay noqotay astaan u taagan xorriyadda qaaradda, dad badanina weli waxay u yaqaannaan “Maalinta Xorriyadda Afrika”.…

Aragti |
Dagaalkii afartanka maalmood ku socday Iiraan, waxa uu dhaliyey saamayno dunida oo dhan gilgilay, oo laga yaabo inuu gaadhay heer aanay filaynin gorfeeyayaasha dagaalka iyo istiraatiijiyiintu. Waxa uu noqday dagaal nabarro waaweyn u gaystay dhaqaalihii caalamiga ahaa ee awalba hoobadka ku jiray,…

Saamaynta sii laba jibbaarmaysa ee Shiinuhu ku leeyahay qaaradda Afrika waxa ay noqotay mid ka mid ah isbeddellada juquraafi-siyaasadeed ee ugu qotada dheer ee dhaca qarnigani 21aad. Xidhiidhkani ma aha mid ku kooban is-dhexgal ganacsi iyo mid maalgashi oo keliya, balse waxa uu u xuubsiibtay…

Buugga uu dhawaan soo saaray cilmi-baadheha reer Senegal, Mamadou Diouf, “Africa in the World’s Time”, waxa uu ka duulayaa waydiinta “yaa qora sooyaalka Afrika?”. Warbixinta guddiga Tiaroye oo dib u furtay faylkii xasuuqii xerada Tiaroye ee ka dhacay Senegal sannadkii 1944-kii, iyo dhaq-dhaqaaqa…

Iyada oo lagu jiro xilli ay dunida ka socdaan isbeddello xawliya, xeerarkii xasilloonida ee soojireenka ahaana sii dabargo'ayaan, waxa soo rogaalceliyay mandiqii awoodda si uu udubdhexaad ugu noqdo dib u qaabaynta xidhiidhada dalalka. Xiisaduhu ku ma saabsana uun muranno xuduudeed ama dhibaatooyin…

Subscribe to Category Page