Skip to main content

Sunday 17 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Africa

Dhaqan |
Ka hor intaan sheekooyinka lagu daabicin buugagga ama aan lagu soo bandhigin shaashadaha, waxa la isugu tebin jiray ardaaga ama geedka hoostiisa, iyadoo erey kasta iyo xanshaashaq kastaaba siteen cashar iyo xikmad, iyo habdhac keliya uu fahmi karo qofka goobjoogaha ahi. Geeska Afrika, si la mid ah…

Aragti |
Miyaan gumaysiga cusub la iska diidi karin, iyada oo aan xumatalisyada gudaha loo dulqaadan?…

Wacaal |
​Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada oo ku saabsan cunfi arxandarro ah ayaa dhaliyay cadho iyo cambaareyn ballaadhan, ka dib markii la daawaday koox dad ah oo si xun u jidh-dilay, ka dibna gubaya nin la sheegay in uu xanuun dhimirka ah qabay, duleedka degmada Wallaweyn ee Shabeellada Hoose,…

Xilligan oo awooddii maraykanku furfurmayso, Koonfurta Dunida waxa ku waajib ah in ay iska caabbiyaan u hilowga tagtadii. Awoodo badan oo isu dhigma dunida si iskood ah ugama hirgali karaan, ee waa wax ay tahay in lagu dhiso halgan.…

Laga soo bilaabo riyadii Boqortooyada ilaa nolosha maalinlaha ah ee dadka ku dhaqan, Addis Ababa, caasimadda Itoobiya, waxa ay muujinaysaa sida magaalo aanay maamullada oo keliyi u dhisin, ee ay sidoo kalena ugu dhisanto dhabar adayga bulshada ku nool. …

Faaqidaad |
Ciidamada Suudaan waxa ay soo gabagabeeyeen jabinta xoogagga RSF ee ku sugnaa caasimadda Khartuum, se guushani waa mid kulmisanaysa jab iyo farxad. “Khartuum waa xor” ayaa uu ku dhawaaqay Cabdifataax al-Burhaan oo ku sugan guriga madaxtooyada Suudaan, saacado kaddib markii ciidamadu madaarka…

Waraysi |
Tacriifadaha Taraam waxay khalkhaliyeen dhaqaalihii adduunka, waxayna albaabada u fureen saman hubanti la’aan weyn ku suntan. Geeska(u) waxa uu kala sheekaystay Cabdullaaye Nadaaye oo ah dhaqaalayahan iyo akaademi reer Sinigaal ah, saamaynta ay tallaabooyinkani ku yeelanayaan Afrika.…

Feker |
Wargaysyada iyo majalladihii u dambeeyey ee boqortooyada Cusmaaniyiintu waxa ay soo tebin jireen wararka ku saabsan dagaallada Soomaalidu kula jirto gumaystayaasha reer Yurub, waana arrin ka turjumaya sida masiirka Soomaaliya muhiim ugu ahaa. …

Tan iyo Markii Madaxweyne Trump ku baaqay hakinta deeqihii calaamiga ahaa ee Maraykanku bixin jiray, gurxan lagu dhega barjoobayo ayaa ka soo yeedhay caasimadaha Afrika, haddana, si kastoo go'aanka xukuumadda Trump u yahay mid arxan daran, masuuliyaddu waxay saaran tahay madaxda Afrika ee in ka…

Makhaayada bunka ee adeer Ibraahim Maxamed Cali waa xarun Soomaalida Johaanisbeeg ku bulsheeyaan oo ku sheekaystaan. Sidoo kale waxay tusaale u tahay sida qurbajoogta Afrikaanka ah ee qaaradda ku nooli lacag ugu diraan dalalkay ka yimaadeen.…

Subscribe to Category Page