Skip to main content

Saturday 7 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Afka Hooyo

Feker |
Waxaa soo turjumey Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil “Dadku afka ayey isku gartaan, duunyaduna urta.” Murti Soomaaliyeed. “Haddii aad taqaan afafka adduunka oo idil, se aanad aqoon afkaaga hooyo ama afka dhaqankaaga, taasi waa addoonsi. Laakiin, haddii aad taqaan afkaaga hooyo ama afka dhaqankaaga oo aad…

Aragti |
Maqaalkan gaaban ee ku saabsan af-Soomaaliga dhinacyo badan ayuu taabanayaa isagoon midkoodna ku dheeraan: hodonnimada afka, quruxda afka, qorista afka, dhismaha afka, hanka iyo heerarka durugsan ee afku higsnanaayo. Qodobbadaas midkood inaan maqaalkan cinwaan uga dhigo ayaa ila soo gudboonaatay.…

Sida la wada ogyahay, sannadkii 1972-kii ayaa rasmi ahaan loo go’aamiyey loona hirgeliyey in farta Laatiinka loo adeegsado dhigaalka af Soomaaliga. Taasoo horseedday guullo wax ku ool ah oo laga sameeyay dhanka dhigaalka iyo kobcinta af Soomaaliga. Hase yeeshee, waagaas iyo wixii ka dambeeyay,…

Buug |
Waxaan aaminsanahay wax ku qoriddayda afka Kikuuyada, af Kiiniyaan ah, af Afrikaan ah, in uu qayb iyo gobol ka yahay halgannada imbiriyaaliyaddiidka ah ee dadka Kiiniyaanka iyo Afrikaanka. —Guugi wa Tiyaango Buugga "Decolonising the Mind", waxa qoray akadeemiga, noofalistaha iyo…

Subscribe to Category Page