Sida ku xusan, buugga (Taariikhda Farsoomaalida (1880 -1972) ‘’Hore waxbarashadu waxay ku salaysnayd diinta Islaamka oo malcaamadaha ayaa ahaa goobaha waxbarasho.Waxa kale oo jiray dugsiyo lagu baran jiray afcarabiga, Waxa hubaal ah in dadka reer Somaliland ay diideen in laga bilaabo dalkooda…

Maxaa aynnu uga jeednaa weydiintan? Waxa habboon in aynnu caddayno waxa aynnu uga jeedno seeska afafka aadamuhu ku hadlaan. Ugama jeedno qaabka afku ku horumaray si tartiib ah oo ugu dambayn u noqday luuqadaha hadda lagu hadlo, se waxa aynnu uga jeednaa qaabka aadamuhu wakhtiyada kala duwan isu soo…